What's digital markiting

 



Marka ganacsiga la joogo gaar ahaan suuq gaynta, hadii aad rabto inad qof wax ka iibisid isku day inad is barbardhig samaysid tusaale hadii aan gadayo dhar macmiilkuna doonayo shaadh waa in aan u dhiibo laba midh si uu ka u doonayo uu udoorto waxadna ku sii darsan fikirkaga sida ani waxa ila qurux badan kan madowga ah taasi waxa ay keenaysa in maskaxda qofku ay iska indho tirto dookhyadii kale ee banana xoogana saarto sida ay labadas u kala dooran lahayd.

Waxa kalo jira qayb suuq gaynta kamida oo la dhaho caqliyada qiimo-dhimista waxad badana ku aragteen websites ka in qiimo ay qoraan mid kalena inta ay ku kor qoraan ay calamada khaladka saran taas oo ka dhigan in qiimihii hore laga yimid oo hoos loo so dagey tusaale hadii kabo 250 ah aan ku qoro in qiimo dhimis lagu sameyay lana keeney 200 qofku waxa uu u dagdagaya in uu fursadas ka faa,iidaysto wa,ayo maskaxdiisa ayaa ugu sheekaynaysa in qiimuhu sidii hore ku noqon karo.
Tusaale,2010 steve jobs oo ah mulkiilaha shirkada apple ayaa so bandhigayay taleefankooda ipad waxa uuna qiimaha la filayo shashada ka danbaysa uu kuso qorey in uu yahay 999$ marka baramijku dhaxda socdey ayuu istajiyay pause yar kadib ayay shashadu laba hurtey iyadoo oo qiimaha aya so saaraysa yahay 499$ taas oo keentey in dadkii meesha fadhiyay ay farxad iyo shacab ay kuso dhaweeyan taas oo keentey in markii danbe dad ka badan 40 million oo ruux ay gataan ipad kaas.
Suuqgayntu waa mid kamida xirfadaha ugu muhiimsan casrigan wana ta maanta
ganacsiyada calamka oo dhan xooga sarayaan, ka ku guuleystana uu noqonayo kan suuqa ka sara kuwa kale.

Post a Comment

Previous Post Next Post

Contact Form