four things to help you



 afartan shay aad bay ku caawinayaan

marka uu tuug taleefankaga xado waxa u horeeya ee uu samaynayo waa isku dayida in uu passwordkaga qiyaaso isaga oo khalkhaldaya adiga oo taas ka faa,iidaysanaya waxad isticmaasha appka hoose waxa uu samayn in marka uu khaldo passwordka uu sawir kaga qaado qofka isaga oo kugu so diraya sawirka gmailkaga si automatically ah, sidasna aad tuuga magalada uga raadsanaysid waka appku:- https://play.google.com/store/apps/details...
waxa iska caadiya in aad mararka qaar ka shakisid in la jabsadey gmailkaga hadii lacala markale aad fikradasi kugu so dhacdo, aad website ka hoose isaga ayaa ku sheegi in la jabsadey iyo in uu badqabo halkan ka booqo website ka :- https://haveibeenpwned.com
kawaran hadii aad badsan kartid apps ka kugu jira taleefankaga? side?
yacni in aad taleefankaga ku shubtid 3 facebook 5 whatsapp iyo 4 instagram dabcan umanad baahateen in aad kolba account logout ka dhahdid mid walba app ayad ka gali lahayd waliba tirooyinkas waa tusaale,appka halkan kala dag isaga ayaad ku badinaya apps ka kale (cloning):- https://play.google.com/store/apps/details...
waxa iska caadi ah in badana taleefankeenu inagaga dhax lumo guriga, waxanuna ku qasbanana in aynu wacno halka mararka qaar aynan wicitaan ku heleyn madama uu taleefanku ku jirey silent, appka hoose waxa la dhaha 'clap to find' marka aad so dajisatid waxa aad dooran codka aad rabtid in marka aad waydid uu kugu so dhaco kadib appka waxa aad ka dhigan on, marwalba ood taleefankaga kaga dhax lumo guriga kaliya wad sacbin ama gacmaha ayaad isla yar dhici taleefankuna isaga si iskii ah ugu so dhici codkii aad ku xidhatey

Post a Comment

Previous Post Next Post

Contact Form