waa nooc virus oo u dhisan inuu ka gudbo operating systemka marka uu sidaas uso galo aaladasna waxa uu gabi ahaanba la wareegaya mamulkeeda iyada oo qofka so direy uu awoodo in uu waxwalba ka dhax sameeyo computer ama taleefankas, nidaamka uu ushaqeeyo waa in marka uu sidas gudaha ugu galo systemkas uu dhamman fileska ka dhigo kuwo qarsan(encrypted) sido kale uu waxa ku kaydsan computerkas uu ubadalo kuwo aan la akhrin karin nooca qoraalkas uu ubadeleyna waxa loo yaqaana (encrypted versions) si kooban hadaan somali ugu qeexo ransomware waa nooc kamida malware viruseska kaas oo ka hortagaya ama ka xanibaya in aad gudaha u gashid taleefankaga isticmashid sido kale mamushidna xogtii kugu kaydsanayd.
ujeedada guud ee hackerska werarka so qaadey waa in ay lacag kaga qadan si aad adna dib ugu heshid xogtada hadiise adan lacag dhiibin viruskas waxa uu ku dhacaya(expire) mudo dhan 21 cisho dib ayaadna sidaadi hore ugu isticmali computer ama taleefanka uu werarkasi heley meelaha viruskas ay ku gudbiyaan hackersku boqolkiiba 80% waa gmailka halka 20% ee so hadha ay ku gudbiyaan websiteska aan sharciyaysnayn calamad ahaan hadan ku sheego hadii website ka aad boqotey si aad u isticmaasho uu kugu qasbo in aad app la so dagto waxa ay ka dhigan tahay in uu rabo in uu virus ku instell gareeyo computer ama taleefankaga
cilmi ahaan qofwalba oo waxyar cybersecurity ku jirey ama ethical hacking waa samayn kara malware gan mana aha mid u baahan cilmi badan si aad u samaysid, badana waxa hackersku ay target ka dhigtaan, goobaha caafimadka ,iskoolada,
ganacsiyada yaryar weerarooda ugu badana waxa ay ku qaadan warshadaha waliba qaybtooda data base ka
Tags
Hacking