Srudents who study , Software engineering, IT and COMPUTER SCEINCE


 Dhalinyarada jamacadaha ka barata Software engineering, IT iyo COMPUTER SCEINCE caqabada ugu wayn ee so wajahda marka ay culumtaas bilaaban waa in ayna helin professor ama hage(mentor) wanagsan, taas oo keenta ciwaanada iyo cashirada ugu muhiimsan in ayna ardaydu fahmin sharaxad ahaan lana siinin tusaalooyin ku filan hadaba hadii aad kamid tahay ardaydan ama aad rajaynayso mar uun in aad bilowdo barashada saddexdan field aan kula wadago sirtan yar.

Ardayda calamka xitaa kuwa dhigta jamacadaha ugu wawayn aduunka si walba oo ay cashirada malinkas u fahmaan hadana waxa jira laba macalin oy booqdaan ,iyaga bas maaha xitaa macalimiinta bixiya courseska technologyga inta ayna cashirada duubin labadas meel ayay so maraan si ay uhelaan habab fudud oo ay cashirkooda ku sharaxaan, arinka kale ee xiisaha badanina waa in labaduba yihiin youtube channels.
Macalinka koobad waa "Naresh i Technologies"
Waa goob ay ku jiraan 2700 cashir kuna xidhanyihiin 1.5million oo ruux waa goob dhamman cashirada ku jira loo sharaxo nidaamka jamacadaha iyada oo badana cashirada la isticmalayo samuurada cad iyo qalinkeeda(Whiteboard)
sido kale macalimiinta xulka ah ee halkan cashirada ku bixiya waxa kamida ustaadkii waynaa ee "Sudhakar Sharma" oo laga yaabo in inbadan aad khadka ku aragteen amaantiisa iyo reviewga ay ka bixiyaan ardayda ajaanibta ah ee wax kabartey
Macalinka labaad waa "Tutorials Point"
Waa hooy aqooneed kale oy ku jiraan 13kun oo muuqaal ayna ku xidhanyihiin 3million oo arday ah waxa kaloo cajiib ku yahay in uuna ku koobnayn cashirada programmingka ah waxa kalo kujira microsoft programmska sida excel,word,powerpoint waxa iyana ku jira soft skills ,photoshop,maths,after effect,biology,socialmedia marketing waxa kale uu xiiso ku leeyahay kanalkani in cashirada badankooda ay sharaxayaan dhalinyar aad u yar da,ahaan halkan ka booqo:-
isku so wada duubo waa laba hoy oo arday walba oo mustaqbal technologyga kalihi ay tahay in uu ku xidhnaado

Post a Comment

Previous Post Next Post

Contact Form